Madaxii hawlgalada Kooxda Daacish ee degaanada Puntland oo la qaarajiyey

Ciidanka Ammaanka Puntland ayaa sheegay in la dilay Madaxii hawl-galada kooxda Daacish ee gobolka Bari  Abu-Albara Al Amani. War ka soo baxay taliska Booliiska Puntland ayaa lagu sheegay in Abuu Albara lagu dilay  weerar Daacish ku qaadday degaanka Balli-dhidhin oo ka tirsan Gobolka Bari, abaare 01:00 Habeenimo 12kii Bishan January. “Iska horimaadka ayey Ciidanka amniga … Continue reading Madaxii hawlgalada Kooxda Daacish ee degaanada Puntland oo la qaarajiyey